Musharaxiin kahor yimid magacaabista Guddiga Doorashada Galmudug (Akhriso)

Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa wareegto dhawaan ku magacawday xubnaha guddiga farsamada iyo doorashada ee maamulka Galmudug. Labo kamid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa qoraal ay si wadajir ah usoo saareen waxa ay uga hor yimaadeen sharci darana ku tilmaameen guddiga farsamada iyo Doorashada ee la magacaabay. Musharax … Continue reading Musharaxiin kahor yimid magacaabista Guddiga Doorashada Galmudug (Akhriso)